Dumarka somalida
Dumarka somalida waa kuwa utaaga wax kasta Dumarka somalida waa dumarka dunida ugu qiimaha badan soomalida waxay leedahay dumar dhaqan iyo xishood , diin alle ku manaystay dumar ka soomalida waxay caan ku yihin astunaasha markasid hadaad raadiso dumar qaawan oo somali ah waayo waxay haystaan waxa dunida kor keedasaaran oo ah dhaxal anbiyo ee amartay siiteena suuban ee islaamka. Dumarka waa kuwa xikmad iyo caqli usaaxiibka waa kuwaa soo shaqaynay burburkii dowlada Somalia ilaa hadda utaagan inay u adeegaan dadkooda. Dumarka soomalida waa dumar ku wanaagsan tarbiyaynta caruur xanaanadooda sida aan ku aragnay caalamka daafihiisa waxaabo loo xushaa xanaanada caruurta iyo dadka gabowga ah. Dumarka soomalida malagu soo koobi karo qormooyin wax yaaba kale. Dumarka somalida waa kuwa utaaga wax kasta